firimbi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firinbi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld firimbi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur