siiriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)Macnaha:Firimbi. ld siidhi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
firimbiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
siidhiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)Macnaha:ld siiri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00