juno

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld junuf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

junuf

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. J. ah: neef dhaqayo ah oo caano yareeyey. ld juno.