midowQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Mid noqosho (dad). 2. ld midoobid.Wax kala firirsanaan mid noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
midoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg midow². ld midow¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0