fisqi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Falal xun oo aan diinta iyo dhaqankuba oggolayn. ld fisiq, fusqi, fusuq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fisiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fisqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fusqi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fisqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fusuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fisqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur