foloora

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Nafleyda dhirta ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foloora wuxuu la xiriira erayga foona oo loo isticmaalo nafleyda xayawaanka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur