foona
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Nafleyda xayawaanka ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foona waxay la xiriirtaa erayga foloora oo isna loo isticmaalo nafleyda dhirta. ld fawna.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

