fongoridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fongor².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fongorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dabci xumi qof leeyahay. 2. Summad xoolaha lagu dhigo. 3. ld fangar 1. Meel wax ka go'een daloolka ay yeelato.1. Cid takoorid. 2. Wax dalool u yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0