fongor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabci xumi qof leeyahay. 2. Summad xoolaha lagu dhigo. 3. ld fangar 1. Meel wax ka go'een daloolka ay yeelato.
  2. 1. Cid takoorid. 2. Wax dalool u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fangar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor¹ (3).
  2. Wax dalool u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur