foocid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fooc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fooc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhul, jir iwm. wax ka soo taagan.
  2. 1. Wax siman kor u soo kuusmid. 2. Abuur dhul kasoo bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur