fuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey. 2. Wax dhulka ka soo fooca. 3. F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.
  2. 1. Dibirid. 2. Dhulka ka soo foocid. 3. Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur