foofid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg foof². ld foof¹ (6), soof¹, soofid.

foof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xoolo daaq doonad ah. 2. Meesha xooluhu daaqaan. 3. Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof¹.
  2. Xoolo daaq doonasho. ld soof².

soof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld foof¹.
  2. ld foof².

soofid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld foofid.