foofQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xoolo daaq doonad ah. 2. Meesha xooluhu daaqaan. 3. Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof¹. Xoolo daaq doonasho. ld soof².