fookhad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ur udgoon oo ka soo baxa cunto geedeysan oo bisil ama la bisleynayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur