fooltub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Yuur ka muuqata qof wejigiisa marka uu xanaaqo. ld fooltubid.
  2. Weji yuur ka muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fooltubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fooltub². ld fooltub¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur