foolxumaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg foolxun. ld foolxumaansho, foolxumi, foolxumo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
foolxunQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-umaa, -umayd)Macnaha:Wax aan qurxoonayn ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
foolxumaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg foolxumow. ld foolxumaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
foolxumiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld foolxumaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
foolxumoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld foolxumaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0