foolxumaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg foolxumow. ld foolxumaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
foolxumowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-maaday, -maatay)Macnaha:Wax foolxun noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
foolxumaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg foolxun. ld foolxumaansho, foolxumi, foolxumo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0