foorad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fooro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld foorad.