duq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qey/-qeyti, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.
  2. Biciid dheddig oo curad ah.
  3. 1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur