foorori

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foorari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld foorori.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur