foororidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fooror². ld foorar¹, foorarid, fooror¹ (2).
foororQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo. 2. ld foororid. Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar².