fooryidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg foori². ld foorin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fooriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
foorinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld fooryid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00