foori
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
- Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

