fudaydi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld fududee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fududee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax fudayd ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur