fududeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)Macnaha:1. Wax fudayd ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fudaydiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld fududee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0