fujo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ijaar la siiyo cid lagula heshiiyey hawl fulinteedu muddo soconayso. 2. ld fajo.

fajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).