fajeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fajoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fujoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Ijaar la siiyo cid lagula heshiiyey hawl fulinteedu muddo soconayso. 2. ld fajo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0