fullaacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fullaac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fullaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo m.dh)

Macnaha:

  1. Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).
  2. Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur