fullaac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cyo m.dh)
Macnaha:
- Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).
- Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

