Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural
Macnaha:
eeg faqiir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro/fuqaraa, m.dh)
Macnaha:
Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur