fuqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fuqso. ld fujisasho, fuqsad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fuqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fujisasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fuqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fuqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fuqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur