xago
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-gtay, -gatay)
Macnaha:
- 1. Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin. 2. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

