furmaati

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. F.ah: salab, hu' iwm oo laga furtay qof la diley ama la qabtay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

f

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fa') Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur