furuxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Kalagoosyada oogada oo lafuhu iska galaan midkood. Kala f.: murgacasho. ld furxo.