furux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kalagoosyada oogada oo lafuhu iska galaan midkood.
  2. Kala f.: murgacasho. ld furxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murgacasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld murgucasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furxo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-xaday, -xatay)

Macnaha:

  1. ld furux².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur