fusho

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto qabsasho.