qafaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado. 2. Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.
- 1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

