fuulin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fuuli. ld fuulis¹, fuulsiin, fuushiin.
  2. Muruqa bawdada ragga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fuuli

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley meel aanay kori karin saarid. 2. Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fuulis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fuulin¹.
  2. ld fuulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fuulsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fuulin¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fuushiin