gaabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaabso. ld gaabsad.

Lamidka: gaabso, gaabsad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaabso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho. 2. (f.mg) Codka gaabso: cod hoos u dhigid. 3. (f.mg) Ka gaabso: wax ka tanaasulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaabsasho.

Lamidka: gaabsasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur