gaadala-aqoonQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld gadaala-aqoon.Lamidka: gadaala-aqoonSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gadaala-aqoonQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo aqoon u lahaasho xubnaha taranka: isutaggooda iyo sida caruurta loo dhalo ama u dhalato. ld gaadala-aqoon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00