gadaala-aqoon

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo aqoon u lahaasho xubnaha taranka: isutaggooda iyo sida caruurta loo dhalo ama u dhalato. ld gaadala-aqoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaadala-aqoon

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gadaala-aqoon.

Lamidka: gadaala-aqoon

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur