Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg gaafo².
Lamidka: gaafo
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Waqti dheer. 2. Miileysi; kaltan.
1. Bawdyo kala fogeyn (hal). 2. U g.: wax qabashadooda isu diyaarin. 3. U g.: wax baajintooda isku hawlid. 4. Ku g.: wax dhan walba ka marid.
Lamidka: miileysi, kaltan
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur