Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg gaafmeer². ld gaafammeer¹, gaafammeerid, gaafmeer¹ (2), gaafwa
Lamidka: gaafammeer, gaafammeerid, gaafmeer
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cidi aragto; kormeer; afmeer. 2. ld gaafmeerid. ld gaafammeer¹, gaafwareeg¹.
Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer², gaafwareeg².
Lamidka: kormeer, afmeer, gaafmeerid. gaafammeer, gaafwareeg
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur