gaafwareegid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg gaafwareeg². ld gaafmeerid.

Lamidka: gaafwareeg, gaafmeerid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaafwareeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld gaafmeerid. 2. Cidlada oo lagu ambado.
  2. 1. ld gaafmeer 2. Ku g.: meel ku agwareegid. 2. Cidla wareegid.

Lamidka: gaafmeerid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaafmeerid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaafmeer². ld gaafammeer¹, gaafammeerid, gaafmeer¹ (2), gaafwa

Lamidka: gaafammeer, gaafammeerid, gaafmeer

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur