gaafootanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Kaltan. 2. ld gaafootamid. Wax ku kaltamid. Lamidka: kaltan, gaafootamidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaltanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.Hawl iwm. qabashadeeda miilaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gaafootamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gaafootan². ld gaafootan¹ (2). Lamidka: gaafootanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0