kaltanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.Hawl iwm. qabashadeeda miilaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
moogtanQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Kaltan. 2. ld moogtamid.U m.: cid la kaltamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0