gaaggax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid.
  2. Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax².

Lamidka: gaaggixid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaaggixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaaggax². ld gaagax¹, gaaggax¹, gaagixid.

Lamidka: gaagax, gaaggax, gaagixid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaagax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaaggax¹.
  2. ld gaaggax².

Lamidka: gaaggax

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur