gaajabbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹.
  2. Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².

Lamidka: qaajabbeel

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaajabbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel¹.
  2. Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur