gaajabbeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaajabbeel². ld qaajabbeelid.

Lamidka: gaajabbeel, qaajabbeelid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaajabbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹.
  2. Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².

Lamidka: qaajabbeel

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaajabbeelid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gaajabbeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur