gaatamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaatan². ld gaatan¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaatan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley). 2. ld gaatamid.
  2. Dhukin iyada oo wax la gaadayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur